Nala Xiriir · WhatsApp
Loogu talagalay Maqaayadaha Soomaaliyeed Built for Somali Restaurants

Hal Meel Ka Maamulo Maqaayadaada Orders · Kitchen
Payments — All
One Place

Macmiilku QR sawiraa dalbadaa, jikadu isla markiiba way garanaysaa, lacagta EVC/Waafi/Sahal toos ayaa u tagtaa. App la soo dajin mayo. Contract ma jiro. Customers scan a QR and order, the kitchen knows instantly, and EVC/Waafi/Sahal payments go directly to you. No app downloads. No long contracts.

30 maalmood bilaash ah30-day free trial
EVC · Waafi · Sahal · ZAAD
App soo dajin mayoNo app download needed
30+
Maqaayado
Restaurants
5min
Bilaabid
Setup Time
4+
Lacag Qaab
Payment Methods
24/7
Shaqaynaya
Always On

Saddex Tallaabo — Nidaamka Oo Dhan Three Steps — The Entire System

Macmiilku QR code sawiraa — dalbadaa — jikadu isla markiiba waa garanaysaa. Lacagta EVC ahaan toos ayuu u helaa. Customer scans the QR — places order — kitchen knows instantly. Payment via EVC goes directly to you.

📱
Tallaabada 1Step 1
QR Code Sawir
Scan the QR Code

Macmiilku telefoonka ku sawiray QR code-ka miiska ku yaalla. Menu-ga maqaayadda isla markiiba browser-ka ayuu ku furmaa. App la soo dajin mayo. Customer scans the QR code on their table with any phone. The restaurant menu opens instantly in the browser. No app download required.

🍽️
Tallaabada 2Step 2
Cuntada Dooro & Dalbado
Browse Menu & Order

Macmiilku cuntooyinka si fudud u doortaa, dalabna u dirtaa. Isla markiiba jikada shaashadda ayuu dalabku ku muuqdaa — bell-na wuu garaacayaa. Customer picks items, adds to cart, and places the order. It immediately appears on the kitchen display with an alert — the chef is notified in real time.

👨‍🍳
Tallaabada 3Step 3
Jikada + Lacag-bixin
Kitchen Gets It & Payment

Jikuhu cuntada diyaariyaa, markii dhammaatana "Diyaar" wuxuu leeyahay. Macmiilku lacagta EVC, Waafi ama Sahal ku bixiyaa — lacagtu toos adiga ayay u tagtaa. Kitchen prepares the order and marks it ready. Customer pays via EVC, Waafi, or Sahal — the money goes directly to the restaurant owner.

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Everything You Need

Nidaam dhamaystiran oo maqaayadahaaga u shaqeeya. A complete system built to run your restaurant.

📷
QR Menu
QR Code Menu
App la soo dajin mayo
No app download
Macmiilku QR code sawiraa menu-ga way furmaysaa — app la soo dajin mayo, link u dirin mayo. Customer scans, menu opens — no app, no link sharing needed.
🍳
Shaashadda Jikada
Kitchen Display
Real-time dalabyo
Real-time orders
Dalabyo cusub isla markiiba way muuqdaan — bell ayaa garaacaya, jikuhu si dhakhso ah u jawaabaa. New orders appear instantly with an alert bell — kitchen responds faster.
📱
EVC · Waafi · Sahal
Mobile Money
Lacag toos ah
Direct payments
EVC Plus, Waafi, Sahal, ZAAD — lacagta toos adigaga ayay u tagtaa. Dhexdhexaad ma jiro. EVC Plus, Waafi, Sahal, ZAAD — money goes directly to you. No middleman.
📊
Admin Panel
Admin Dashboard
Maamul dhamaystiran
Full control
Menu wax ka badal, dalabyo arag, lacag-bixinta dib u eeg — meel kaliya. Edit menu, view orders, track payments — all from one place.
🌍
Soomaali + Ingiriis
Bilingual
Labada luqadood
Both languages
Macmiilku Soomaali ama Ingiriis ku dooran karaa — nidaamkuna labadaba waa taageersanyahay. Customers can switch to Somali or English — the system fully supports both.
🖨️
QR Daabac
QR Print & Setup
5 daqiiqo
5-minute setup
Nidaamka ku biirid 5 daqiiqo gudahood — diiwaan geli, menu geli, QR daabac. Get fully set up in 5 minutes — register, add menu, print QR.

Wax Lacag Ah Laguma Waayo Always Get Paid

Somaalida gaar ahaan loogu sameeyay — EVC, Waafi, Sahal, ZAAD, iyo lacagta caddaanka. Built specifically for Somalia — EVC, Waafi, Sahal, ZAAD, and cash all supported.

💳
EVC Plus
Hormuud · Amiin
📲
Waafi
Telesom
💚
Sahal
Somtel
🟡
ZAAD
Golis
💵
Lacag Caddaan
Cash
USD / SOS

Su'aalo Taban — Jawaab Qumman Common Questions

Miyaan u baahnahay inaan app laso dago? Do customers need to download an app?

Maya, uma baahnid. Kaliya QR code-ka scan ka qaad, kadib menu-ga maqaayadda wad arkesaa. Taas ayay tahay.

No app needed. Just scan the QR code and the restaurant menu opens right in the browser. That's it.

Intee ayay qaadataa in la bilaabo? How long does it take to get started?

Shan daqiiqo. Diiwaan geli — cuntooyinka geli — QR daabac. Taas waa waxa dhan aad u baahantahay.

Five minutes. Register — add your menu — print the QR. That is everything you need to do.

Sidee baan EVC/Waafi merchant number-kayga u gelinayaa? How do I add my EVC/Waafi merchant number?

Admin panel-ka ayaad u gasho, Settings aadaa, lambarkana gelisaa. Daqiiqad gudaheeda wuu muuqdaa macmiilasha.

Go to the admin panel, open Settings, and enter your merchant number. It shows to customers within a minute.

Ma contract dheer ayaa jira? Is there a long-term contract?

Maya, marka aad rabto ayaad iska xeri kartaa. Contract ma jiro.

No, you can cancel whenever you want. No long-term contract.

Ma shaqeynaya hadan internet la'aan ahay? Does it work without internet?

Maya, waxaad u baahan tahay internet si adeegyada dhan kugu shaqeyan.

No, internet is required for all features to work properly.

Waqtiga Waa Hadda
The Time Is Now

Maqaayadahaaga
Kor U Qaad — Maanta
Take Your Restaurant
To The Next Level

Maqaayadaha ku guuleysta Muqdisho, Hargeysa, Boosaaso — maanta Macaanmenu ayey isticmaalaan. Restaurants thriving in Mogadishu, Hargeisa, Bosaso — they're using Macaanmenu today.

WhatsApp — Nala Hadal WhatsApp — Talk to Us
✓ 30 maalmood bilaash · ✓ EVC, Waafi, Sahal · ✓ Contract ma jiro ✓ 30 days free · ✓ EVC, Waafi, Sahal · ✓ No contract

Nala XiriirContact Us

Su'aalo ma qabtaa? Kula xiriir kooxda Macaanmenu. Have questions? Get in touch with the Macaanmenu team.

hello@macaanmenu.com +252 617 505 567